Midowga Yurub oo ugu deeqay Somaliya 89.5 Million Euro.

Deeq Midowga Yurub uqeybisay dhowr Dal oo Afrikaan ah,ayaa Somaliya ka heshay 89.5 Million Euro.

Deeqdan,ayaa loo isticmaalayaa arrimo ay ka mid yihiin……

1.Waxbarashada
2. Caafimaadka
3. Shaqo Abuurka

Heshiiska,waxaa kala saxiixday Midowga Yurub iyo Dowladda Soomaliya,maqaam ahaan sida Xeerarku qabaan.

Balse Midowga Yurub,iyaga,ayaa qaybinaya Mashaariicda,isla markaana fulinaya umana dhiibayaan Gacan kale.

Mashaariicda horumarineed ee caalamku ku deeqo,ayaa loo qaybsan jiray Sadex qaybood ka hor DFS intaysan ka bixin KMG,balse haatan dib,ayaa loogu soo noqonayaa hab qaybsigaas, kadib markii DFS noqon wayday Dowlad masuul ah.

Sadexda qaybood ee loo qaybsado Deeqaha caalamka uu Somaliya ku taageero,ayaa kala ah…

1.SL
2.PL
3.B&K

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading