Miisaaniyada Dowlada Puntland oo la horgeeyay Baarlamaanka

Miisaaniyadda Dowladda Puntland ee Sannadka 2022-ka oo ay soo diyaariyeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa la hor geeyey Golaha Wakiiladda ee Dowladda Puntland.

Kulanka Golaha, waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Gudoomiye kuxigeenadiisa.

Miisaaniyadda la hor geeyay Golaha Baarlamaanka ayaa dhan $354,093,039. Horayna usoo ansaxiyeen Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland.

Golaha Baarlamaanka,ayaa maalmaha soo socda si wayn u eegi doona Miisaaniyadda ay soo diyaariyeen madaxda Wasaaradda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading