Miisaaniyada Kenya oo gaartay Afar Tirilyan Oo Shilin

Xildhibaanada Dalka Kenya,ayaa u codeeyay Miisaaniyadda Sannadkan 2024/2025, taasi oo noqoneysa middii ugu wayneyd ee Dalka Kenya uu yeesho.

Wadanka Kenya,ayaa la qiyaasayaa in uu u baahan yahay Miisaaniyad dhan 4.1 trillion oo Shilling, halka Canshuurta la qiyaasayo in ay soo xarooto ay tahay 2.7 trillion.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading