Milateriga K/waqooyi oo maalintii saddexaad Dhoola-tus sameeyay+Sawirro

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi kim jong un ayaa kormeeray dhoola-tus ay ciidamdiisu sameynayaan markii labaad muddo Saddex maalin gudaheed.

Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dhowaan dib u dhigay dhoola-tus ay si wadajir ah u soo bandhigi lahaayeen, si loo xoojiyo dadaallada nabadeed oo ay Washinton ka dhex waddo labada Kuuriya.

Kim Jong UN ayaa kormeeray goobaha ay ciidamada cirka iyo kuwa lugta ku soo bandhigayaan awoodooda Milatari, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Kuuriyada Waqooyi ee KCNA.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading