Minneapolis: Jaaliyadda Reer Puntland oo xusay 1-da August (Sawirro)

Jaaliyadda Reer Puntland ee dalka Maraykanka ayaa munaasabad balaadhan oo lagu xusayey 22 sano guuradii kasoo wareegtey aasaaskii Puntland ku qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.

Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay Wakiilka Dowladda Puntland, Ahna Guddoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee dalka Mareykanka Mulki Hussein, waxgaradka Jaaliyadda, dhallinyaro, haween iyo masuuliyiin kale.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading