Miyay is khilaafsan yihiin Deni iyo Xamse?

Si gaar ah ayay isku arkeen Madaxweyne Deni iyo Ra’isalwasaare Xamse Xalay.

Majirto wax farqiya oo udhaxeeya ama khilaaf ah xiligan.

Dhawaana,waxa uu imaandoonaa Puntland Ra’isalwasaare Xamse.

Khilaafka muuqda ee dhexyaal Labada Madaxweyne ee Axmed iyo Deni saamayn kuma laha Bulshada PL iyo JL.

Siyaasiyan ayay si gaar ah isku qaniineen iskagana baxeen balamo kaligood isla ogaayeen.

Waa muhiim Gaashaanbuurta Siyaasadeed Puntland iyo Jubaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading