Miyay ku saxan tahay Go’aanka Dowlada Fadaraalku ku garab istaagtay Shiinaha?

Dowladda Dhexe ee Soomaliya waxay la safataa Shiinaha marka loo eego Taiwan.

Taiwan hadda waxay fara gelin ku sameysay Midnimada Somaliya oo waxay Xaafiis Diblomaasi siisay Somaliland.

Mida kale Siyaasada Midowga Afrika,ayuu ku salaysan yahay go’aanka Dowlada Fadaraalka.

Puntland ka ahaan,waan ku raacaynaa go’aankan Dowlada Fadaraalka,sababtoo ah Shiinaha,ayaa dani noogu jirtaa oo xiriir fiicanna waan la leenahay,wuxuuna uhayaa tixgelin gaar ah Puntland.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading