Mooshin hanka Deni lagu carqaladaynayo oo la horkeenayo Baarlamaanka Fadaraalka

Xildhibaano gacanta F&F ah,ayaa wada Mooshin ay ku dalbanayaan in lasoo saaro xeer dhigaya in aysan Musharaxiintu masuuliyad kale hayn karin.

Ujeedka laga leeyahay abaabulkaas,ayaa ah in cadaadis looga dhigo Musharaxiinta xilalka haya,gaar ahaan Madaxweyne Deni.

Gudiga Doorashada ee beri lasoo xuli doono,ayay shaqadoodu tahay in ay soo sameeyaan xeerarka Musharaxiinta.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading