Mucaaradka Jabuti Oo qaadacay Natiijada doorashada Baarlamaanka

Xsibiyada mucaaradka ee Jabuuti, gaar ahaan kuwii qaaddacay ka qeyb galka doorashaddii baarlamanka ee dalkaasi ka dhacdey 23-kii bishan Febraayo, ayaa maanta soo saaray qoraal ay kaga war-bixinayaan aragtidooda ku aaddan natiijada doorashada iyo hadalkii kor-joogayaasha Midowga Afrika ay ka soo saareen doorashada.
 
Duqii hore magaalada Jabuuti Cadiraxman Maxamed Geelle,ayaa ka mid ah madaxda mucaaradka siyaasadda ee qaadacay natiijada doorashadan baarlamaanka Jabuti.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading