Maraykanka,waxaa ka socda mudaharaadyo ballaaran kuwaas oo lagu doonayo in cadaadis lagu saaro kongeresska in uu adkeeyo sharciyada Hubka u fasaxaya shacabka.
Magaalooyinka ay ka dhacayaan banaan baxyadu waxaa ka mid ah caasimadda Washington, New York, Los Angeles iyo Chicago.
Dibadbaxyadan,ayaa ku soo beegmaya xilli muddooyiinkii u dambeeyay ay toogashooyiin ay dad ku dhinteen ay ka dhaceen dalkaasi Mareykanka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.