Mudadii loo qabtay hogaamiyayaasha Milleteriga Niger Ee Afganbiga fuliyay oo soo idlaatay

Hogaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa xiray hawada dalkaasi ilaa amar dambe,iyaga oo sabab uga dhigay hanjabaad faragalin milatari oo kaga imanaysa deriskooda.

Shabakadda dabagalka duulimaadka ee Flightradar24 ayaa muujineysa in hadda aysan jirin wax diyaarad ah oo jooga hawada Niger.

Kooxda Galbeedka Afrika ee Ecowas, ayaa mar sii horreysay ka digtay inay awood u adeegsan karto haddii aan Madaxweyne Maxamed Bazoum dib loo soo celin talada kama dambeys 23:00 GMT ee Axadda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading