Mudaharaadyo laga abaabulayo Carmo iyo Bosaso Beri foog

Carmo iyo Bosaso caawa waxaa laga abaabulayaa mudaharaadyo lagu taageerayo Nabar iyo Naxdin.

Abaabulkaas waxaa wada Xayir oo maalmahan ku mashquulsan barnaamij uu lacag kaga qaatay kooxdaas.

Maalmo ka hor waxuu ugeeyay Farmaajo Beeldaajaha Cawr yahan Cali iyo Aadan M.Cali.

Ciidamada Booliska Puntland waa in ay ka digtoonaadaan qaska Xayir abaabulayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading