Askariga dilay Bajaajlaha ayaa la sheegay iney isku maan dhaafeyn oo ay ku murmeen lacagta Moota raaca, waana sababta uu Askariga Rasaasta uu ugu furay wadahii mooto Bajaajta,sidaasna uu u geeriyooday.
Askasriga dilka geystay ayaa isaga baxsaday goobta uu dilka ka dhacay.
Inta badan Muqdisho ka dhaca dilalka Askarta ay u geystaan Wadayaasha Mooto Bajaajta,mana jirto cid Dhacadooyinkaasi wax ka qabata.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.