Muqdisho:-Daawo gudoomiyaha golaha shacabka Fadaraalka oo maanta la caleema saaray

Gudoomiyaha cusub ee dhawaan al dorrtay ee golaha shacabka Fadaraalka Maxamed Mursal aya amaanta xaflad caleemo saar ah loogu qabtay magaalada Mqudisho.

Xafladan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiinta ugu saraysa ee dowlada Fadaraalka ah iyo marti sharaf kale,hoos ka daawo muuqaalka xaflada.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading