Muqdisho oo laga hirgaliyay Hay’ad cusub oo caawin doonta Ciidamada Qaranka (Daawo)

Hay`ad loogu magac daray Operational Readiness Assessment (ORA), kana shaqeysa qaabka ciidamada Soomaaliya ay ugala wareegayaan amniga AMISOM xilliga kala guurka ayaa la hirgeliyay, waxaana sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku sugan magaalada Muqdisho Simon West uu sharraxayaa waxa ORA ay qabaneyso.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading