Muqdisho:-Rugtii Ganacsiga Xamar oo lakala diray

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa lagu baab’iyay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed iyadoo wareegtada lagu xusay sababaha loo baabi’iyay.
 
Qoraalkan ka soo baxay wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa lagu sheegay in wixii laga bilaabo maanta la baab’iyay rugta ganacsiga iyo warshadaha maadaama ay jiraan labo rug ganacsi oo ka dhisan magaalada Muqdisho.
 
Wareegtadan ayaa lagu sheegay in wasaaradu ay soo sheegi doonto xilliga la qabanayo doorashada .isla markaana rugaha ganacsiga ee ka jira maamul goboleedyada ay si toos ah ula soo xiriiraan Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha.
Hoos ka akhrsio wareegtada:-

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading