Xarun Haweenka bishimaha loogu weynayn jiray oo la xiray (VIDEO)

Ciidanka Booliska DFS ayaa albaabada u laabtay xarun lagu weynaysan jiray bishimaha oo dhowaan laga hirgaliyay magaalada Muqdisho.

Xaruntan oo lagu magacaabo ‘OBESITY CENTRE’ ayaa sheekada la xariirta ay qabsatay baraha bulshada, kaddib markii ay sawiradooda iyo muuqaalo ay soo galiyeen Haween sheegay in bishimaha ay durteen si ay u weynaystaan.

Halkaan Hoose ka Daawo Warbixin laga diyaariyay xaruntan intii ay furneyd.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading