Mursal oo ka horyimid dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga (Akhriso)

Guddoomiyihii Golaha Shacabka BFS ee waqtigiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sharci daro ku tilmaamay dhaarinta wasiirka amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ee uu xalay magacaabay Ra’isul Wasaaraha.

Mursal ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaare Rooble in uu ka baraan dego dhaarinta wasiirada cusub.

Halkaan Hoose ka Akhriso qoraalka Mursal.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading