Mursal,Cawad iyo Khadiijo Diiriye oo qaatay Shahaadadii

Guddomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan,ayaa Qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS Hon Khadija Mohamed Diriye ayaa qaadatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale Xildhibaanadii iyo Seneteradii Koonfur-galbeed intoodii badnayd,ayaa qaatay Shahaadadii.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading