Guddiga maamulka Doorashada dowlad goboleedka koonfur Galbeed,ayaa ku howlan diiwaan musharixiinta u tartamaya kuraasta Gollaha Shacabka ee deegaan doorashoodu tahay Koonfur Galbeed Soomaaliya .
Gudoomiyaha Guddiga maamulka Doorashada dowlad goboleedka KG mudane Yuusuf Cabdiqadir ayaa gudoonsiiyay shahadada musharaxnimada kadib markii ay Soo buuxiyeen shuruudaha musharaxnimada.



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.