Musharaxiinta Xildhibaanada oo lacag isdiiwaangelina la dul saaray

Dakhli Doorasho kii ugu qaalisanaa abid!

Xildhibaan walba ama Seneter kasta,waxaa laga rabaa in uu bixiyo lacag isdiiwaangelin ah oo aan dib ugu soo laabansyn haduu guuldaraysto iyo hadii kale.

1-Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare waxay noqonaysaa $20,000 (labaatan kun oo dollar) musharax kasta.

2-Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Golaha Shacabka waxay noqonaysa $10,000, (Toban Kun oo dollar) musharax kasta.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading