Musharaxnimada Khayre maxay ka dhigan tahay?

Khayre ku dhawaaqistiisa musharax Madaxweyne waa Sanbuuse laga adimay!!

7-daqiiqo,ayaa soo afjartay hankiisii iyo miisaankiisii.

Majirto Cid isku lugoynaysa wakhti ku luminta taageeridiisa oo xataa Dowladihii islahaa wax ku darsada saamayntiisa markay arkeen ayay dib uga gurteen.

Farmaajo Ninka kaliya ee uu ka adkaaday soona afjaray hankiisa waa Khayre.

Isqooxintiisii,isxiijintiisii iyo cod badalidiisii waxay noqotay jilid oo qura.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading