Musufane oo ku jeesjeesay rabitaanka gooni goosadka Somaliland

Musefeni,ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in ergayga Somaliland ee Uganda uu Aqalka Madaxtooyada kusoo booqday, haseyeeshee uusan Yuweri ahaan taageersanayn kala Go’a Soomaaliya.

“Ma taageersani in Somaliland ka go’do Soomaaliya, waayo, xeelad ahaan, waa khalad”Ayuu qoraalka ku yiri Musafeni.

Waxa uu ku baaqay Madaxweyne Musafeni in Somaliya oo mid ah ay ka qayb qaadato Ganacsiga iyo horumarka Afrika.

Waa dharbaaxo ku dhacday hanka gooni goosadka reer Hargaysa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading