Axmed Maxamed Islaam Madoobe Madaxweynaha Jubbaland oo Xalay ka hadlayay munaasabaddii lagu caleema saarayey Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,ayaa si weyn uga hadlay dowladnimada Puntland.guulaha ay gaartay iyo doorka reer puntland ee Somaliya.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa,sidoo kale waxa uu sheegay in muhiim ay tahay ugu horreyn in la is cafiyo, islamarkaana laga shaqeeyo sidii dalka wax badan looga bedali lahaa xaaladda uu hada ku sugan.
Sidoo kale Axmed Madoobe ayaa ku baaqay in khilaafka jira lagu dhameeyo wadahadal iyo is faham,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.