Muuqaal:-Cali Maraykan oo si adag ugu jawaabay Faroole

Siyaasi Cali Maraykan,ayaa ka jawaaby hadalkii xalay ee Faroole uu ka jeediyay xafladii caleema saarka.

Cali maraykan ,ayaa canbaarayn dusha uga tuuray Faroole,isla markaana Madaxweyne Dani ka codsaday in uu ka jawaabo hadalkaas.

Cali maraykan waxuu sheegay in Faroole si toos ah isaga ugu gafay meel madal ahna ku dhex yiri nooga bax Magaalada.hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading