Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa digniin culus kasoo saartay Saraakiisha Ciidanka dowladda ee hubka sharcidaradda ah ku heysta Guryahooda, Sidda uu warbaahinta u sheegay xeerilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada Gaashaale Sare Cabdullaahi Buule Kamey,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.