Muuqaal:-Faroole”Hala bilaabo wada hadaladii Somaliland”

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo xalay ka hadlayay xafladii caleema saarka Madaxweyne Dani,ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dib loo bilaabo wada hadaladii Somaliland si loo helo Midnimo Qaran.

‘Midnimadii Somaliya hala raadiyo,ayaa la yri hada halkee laga raadinayaa ,waxaa laga raadinayaa wada hadaladii Somalialnd hala furo waa diyaar iyaguye dhawr jeer bay ka hadleen,,xogaaga Tukaraq waxba mahan,,Dowlada Somaliland waxaan ka codsanaya ain ay dib uag laabato Tukaraq si xaalku sdii hore ugu soo laabto”ayuu yiri Madaxweyne Faroole.

Hadalka Faroole shacabka reer Puntland,ayaa ada u dhibsaday uguna carooday waxayna u arkayeen hadal qadaf ku ah masiirkooda,halka kuwa Somaliland ay soo dhaweeyeen.

Faroole,ayaa aad loogu xagliyaa in u xiriir hoose la leeyahay Somaliland,kaasoo saldhigiisu yahay Xiriir Xididtinimo,hoos ka daawo muuqaalka

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/NWYE9JiXdxo

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading