Muuqaal:-Gudiga dhismaha Laamiga Wadnaha Ee Gaalkacyo oo lacag ku wareejiyay shirkada Kebarco

Guddiga dib u dhiska Wadada Wadnaha Gaalkacyo, maamulka gobolka iyo kan Degmada Gaalkacyo ayaa si wadajir ah 70.000$ oo horumaris ah waxa ay ku wareejiyeen Shirkadda Kebarco taasoo heshiis ku kacaya 90.000$ oo ah dhismaha laami dhererkiisa gaarayo 500M ( Nus Kiilo Mitir),hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading