Waxaa maanta soo gaaray caasimada Puntland ee Garowe Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame kaas oo kamid ahaa masuuliyiinta lagu casumay xaflada caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdulaahi Dani.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo garoonka diyaaradaha Garowe ay kaga hor tageen Madaxweynaha,ku xigeenkiisa,masuuliyiinta ka tirsan golayaasha dowlada Puntland iyo shacab fara badan,ayaa hadal kooban oo uu siiyay saxaafada ku sheegay in uu ku faraxsan yahay imaanshaha garowe kana mahad naqayo soo dhaweynta saraysa ee loo sameeyay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka 1aad
Halkan ka daawo muuqaalka labaad
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.