Muuqaal:-Gudoomiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay sababta Dowladdu u beegsato, ciilqabkii Farmaajo ee ‘Kampala Accord’ iyo qodobo kale oo xaasaasi ah

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo u waramay Radio Daljir ayaa ka hadlay sababta mar walba ay Dowladdu u beegsato, doorkii uu ku lahaa in la rido Farmaajo sannadkii 2011 markii uu ahaa Raysal Wasaaraha dalka, ciilqabkii Farmaajo ee ‘Kampala Accord’ iyo qodobo kale oo xaasaasi ah.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur,ayaa beeniyey in uu wax xiriir hoose ah la leeyahay Dowlado shisheeye, waxa uuna ku tilmaamay in ay yihiin eedaymo lagu bannaysanayo xadgudubkiisa iyo dhaawaca karaamadiisa.,hoos ka daawo muuqaalka.

halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading