Muuqaal:-Halkee marayaa diyaar garowga caleema saarka Madaxweyne Dani

Waxaa si weyn uga socda diyaar garowga caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee Puntland Siciid Cabdulaahi Dani.

Afar gudi oo loo xilsaarsy duyaarinta caleema saarka,ayaa wada diyaar garowgoodii ugu danbeeyay.

Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Shire Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha gudiyada qabanqaabada xaflada caleema saarka oo ka warbixiyay halja ay wax umarayaan,ayaa sheegay in diyaar garowgu gabogabo yahay,hoos ka daawo muuqaaka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lq8ikqQltno

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading