Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan ”Karaash” ayaa Magaalada Garoowe ugu furey Tabaabar 25 Sarkaal oo katirsaan Ciidamada Asluubta Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.