Muuqaal:-Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafti uu hogaaminayo kasoo dagay Garowe

Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,ayaa goor dhawayd soo gaaray magaalada Garowe.

Waftiga waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash.hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading