Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in la is cafiyo oo lawada shaqeeyo

Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka hadlayay xafladii caleema saarka Madaxweyne Dani,ayaa ku baaqay in la si cafiyo.

Madaxweyne Farmaajo,ayaa ku dheeraaday guusha Puntland ay gaartay,waxuuna ka sheekeeyay sababta ay ku timid guushaas ay Puntland hanatay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay muhiimadda midnimada, wadajirka iyo iscafinta si loo helo Dowlad ka shaqaysa xaqiijinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed iyo dib u soo celinta maqaamkii ay ku lahaayeen dunida.

Waxuuna sheegay in uu cafiyay cid walba ,sila markaana uu dalbanayo in la cafiyo lalana shaqeeyo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading