Muuqaal:-Madaxweyne Gaas oo ujawaabay faroole laba Todobaad kadib

Anigu ma noqon doono Nin Kursiga idin kula fariista ee waxaan noqonayaa Oday Somaliyed oo wanaaga ka shaqeeya”ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

Hadalkan ayuu ka jeediyay caawa Madaxweyne gaas xafladii caleema saarka Madaxweynaha la doortay ee Puntland.

Dadka sida dhow ula socda siyaasada Somaliya,ayaa tilmaamay in uu hadalkan Madaxweyne Gaas ula jeeday ama uu ahaa fariin uu udirayo Madaxweynihii hore ee Puntland mudane Faroole.

Faroole,ayaa 5-tii sano ee Gaas ka talinayay Puntland ku noqday laf dhuungashay kursigana geeska kula dhagan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading