Madaxweyne Laftagareen,ayaa kulan la qaatay Jaaliyada Koonfur-Galbeed ee ku nool Puntland,gaar ahaan caasimada Garowe.
”Aadbaad unasiib badan tihiin hadaad tihiin jaaliyadiina halkan timid,Somalidii kale waxay aadeen Maraykan iyo South africa meelo laysku dilo idinkuna waxaad timaadeen dhul Somaliyed iyo Dad Somaliyed oo idin jecel idin ixtiraama”ayuu yiri Madaxweyne Laftagareen.
Laftagareen,ayaa ku booriyay jaaliyada Koonfur-galbeed in ay dhexgalaan Dadka reer Puntland,Dhulka iibsadaa,Dumarka guursadaan si fiican oo Walaatinimo leh ula dhaqantaan walaalihiin idin soo dhaweeyay oo idin jecel.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.