Muuqaal:-Muuse Biixi oo qaylo dhaan kasoo saaray faragalinta Dowlada Fadaraalka

Muuse Biix Cabdi Madaxweynaha maamulka Somaliland oo ka hadlayay xaflad loo qabtay xuska sanadguurada Ciidamada maamulkiisa,ayaa sheegay in tan iyo markii la doortay Farmaajo uu ku hayo dagaal dhinacyo badan leh.

”Dowlada Federaalka Soomaaliya ay cunaqabateyn saartay maamulka Somaliland, isla markaana ka danbeysay dagaaladii ka dhacay Tukaraq ee gobalka Sool”,ayuu yiri Muuse.

Isla khudbadiisa,ayuu hadana Muuse ku sheegay in Dowlada Farmaajo hogaamiyo ay ka taliso oo kaliya Gobolka Banaadir ,aysana awood kale lahayn,taasoo ka hor imaanaysa eedayntisii ahayd in Dowladaas ay soo qaaday dagaalka Tukaraq,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading