Muuqaal:-Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay kulamadiisii Garowe

Madaxweyne Xaaf waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo, waxa uuna Madaxweyne sheegay in maalamaha soo socdo uu ku sii sugnaan doono Magaalada Gaalkacyo,isla markaana uu kulamo kala duwan la qaadan doono Maamulka Magaalada Gaalkacyo, Waxgaradka iyo Bulshada ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading