Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo oo ay dhinac fadhiyeen saraakiisha ciidmada ayaa sheegay dilka loo gaystay maamulihii dekedda Bosaso inuu ka dhicin gudaha dekedda, waxaana uu sheegay qofka dilka gaystay inuu sidoo kalle ka mid ahayn kalluumaysatada Bosaso,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.