Muuqaal:-Taliska Asluubta Oo beeniyay in lagu dhex dhaawacay Nin Ajaanib ah Xabsiga Dhexe Ee Xamar

Taliye ku xigeenka Xabsiga dhexe ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in markii ay soo baxday arrinta la xiriirta dhaawaca Ninka ajnabiga ah ay soo booqdeen saraakiil ka socotay Shirkadda Bancraft iyo kuwo kale,isla markaan ay xaqiijiyeen in wax dhaawac ah aan la gaarsiin,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading