Muuqaal:-Taliska Booliska Nuugaal Oo mamnuucay Mooto bajaajta

Taliyaha Qaybta Gobalka Nugaal ayaa amar ka soosaray Gaadiidka Dadweynaha ee loo Yaqaano Bajaajta maalmaha Sabtida iyo Axadda (26-27) oo ku beegan Wakhtiga Caleema saarka Madaxda Cusub ee Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading