Muuqaal:-Wafti uu hogaaminayo Mahad Cabdalla Cawad oo soo gaaray Garowe

Masuuliyiin ka tirsan golayaashada Dowlada Federaalka Somaaliya oo uu Hogaaminayay Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Barlamaanka Somaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa si wayn loogu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Ee Janaral Maxamed Abshir,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading