Muuqaal:-Xildhibaan Fiqi”Puntland waa qiblada siyaasada Somaliya”

Xildhibaan Fiqi”Puntland waxay noqotay Qiblada siyaasada Somaliya oo dhinaceeda,ayaa loosoo tukadaaa”.

Xildhibaan Fiqi waxuu ka mid ahaa waftigii uu hogaaminyaya Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta soo gaaray Garowe,isla markaana maalinak bari ah ka qaybgali doona caleema saarka Madaxweyne Dani. hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading