Muuse Biixi: Annaga iyo Soomaaliya waxaan ku kala baxaynaa Maxkamad caalami ah (VIDEO)

Madaxweynaha Somaliland Mudane muuse Biixi Cabdi, oo maanta jeedinayay khudbadda galinta Somaliland ay ku dhawaaqday inay ka go,day Soomaaliya, ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoona sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ku kala bixi doonaan Maxkamad caalami ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading