Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul uga hadlay xaalada Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Maamulka Galmudug, isagoona eedeyn kulul u jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.