Muuse Biixi oo Amray in la xiro Golaha Baarlamaanka SL

Muuse,wuxuu amray in Ciidamo dheeraad ah la geeyo Baarlamaanka Somaliland,kadib markii ay soo xoogaysatay Mooshin ka dhan ah isaga.

Ku dhawaad 65-Xildhibaan,ayaa saxiixay Mooshinka xilka looga xayuubinayo Muuse Biixi,sida wararku sheegayaan.

Muuse,waxuu amar ku bixiyay in la xiro Baarlamaanka,wuxuuna udiray Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Talyaha Booliska SL.

Khilaafka cusub,waxaa dhaliyay Sharciga Doorashooyinka oo wax laga badalay oo uu Muuse ku celiyay Guurtida.

Amnidarro gaarsiisan Gacan ka hadal,ayuu ku keenay khilaafkii hore Doorashooyinka SL.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading