Muuse Biixi oo booqasho uga bilaabatay Dalka Jabuti

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey,ayaa gaaray dalka Jabuti.

Waxaa madaarka diyaaradaha ee dalka Jabuti ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Siciid Nuux Xasan, Wasiirka Ganacsiga Maxamed Warsame Diiriye iyo Wasiirka Warfaafinta Ridwaan Cabdilaahi Bahdoon.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading