Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bixii Cabdi ayaa sheegay in Soomaaliland ay tahay mid aaminsan nabadgelyo in lagu wada noolaado,isla markaana ay diyaar u yihiin inay kala Shaqeeyaan cid kasta oo dooneysa nabad.
Waxa uu si cad uga soo horjeestay Ciidamo dhawaan loo sameeyay Badda- Cas,kuwaas oo difaacaya Badda,waxaana uu sheegay in shirka lagu sameeyay Ciidamadaas aysan jirin cid ku mataleysay Soomaaliland,isla markaana aysan aqbaleyn.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.