Muuse Biixi oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Sierra Leone (VIEO)

Madaxweynaha Somaliland Muse Bihi Abdi ayaa kulan gaar ah ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Mr. Ernest Bai Koroma, oo ka mid ahaa wufuuddii caalamiga ah ee goobjoogayaasha ka ahaa doorashooyinkii Wakiillada iyo deegaanka ee Somaliland, taas oo qabsoomtay 31-May-202.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading