Muuse Biixi Oo Maraykanka aan ka helin maqaam Diblomaasiyadeed

Xoogaa yar oo shacab Beeshiisa ah,ayaa kusoo dhaweeyay Maraykanka Muuse Biixi.

Habayaratee ma helin wax maqaam ah oo Diblomaasi,taasoo cadaynaysa in aysan Dowlada Maraykanku waxba ka ogayn safarkiisa.

Marka la qiimeeyo Madaxda Somalida ee Dalkaas tagta Muuse,waxuu noqonayaa kii ugu maqaam hooseeyay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading